MUQDISHO(W,N)-Xasan sheekh maxamuud ayaa ku guulaystay in loo doorto madaxwaynaha cusub ee somaliya kadib markii uu wareegii sedexaad ee doorashada kaga adkaaday madaxwaynihii hore ee somaliya farmaajo oo uu kaga badiyay codad badan.
Xasan sheekh maxamuud ayaa helay 214cod halka uu farmaajo ka helay 11o cod
Gudoomiyaha maxkamada sare ayaa goobta ku dhaariyay madaxwayne xasan sheekh oo shan sano ka hor uu kursiga kala wareegay farmaajo oo isna caawa ka guulaystay;