WAJAALE NEWS

Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Ganafka Ku Dhuftay Go,aamadii Gudida Habar jeclo Kasoo Saareen Khilaafka Doorashooyinka

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur skiyaasadeedka hilaac prof axmed ismaaciil samater oo dalka dibadiisa ku sugan ayaa soo saaray warsaxafeed uu kaga hadlayo mawqifka ururkiisa ee go,aamadii gudida beesha habar jeclo kasoo saareen doorashooyinka kuwaasi oo uu ku tilmaamay kuwo sharciga baalmarsan islamarkaana meesha ka saaray wax wado lahaanshihii umada somaliland

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version