WAJAALE NEWS

DAAWO;-Buug Uu Qoray Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Habeenkii Xalay Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Buug la magax baxay Hodanka Baahan Iyo Himiladayda, oo uu qoray hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa habeenkii xalay lagu soo bandhigay magaalada hargaysa.

Waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay badi haldoorka Somaliland madaxda asxaabta iyo boqolaal kamid dhalinyrada caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version