WAJAALE NEWS

Madaxdhaqameedka Beesha Sacad Muuse Oo Ka Hadlay Go,aankii Gudida Habar jeclo Soo Saaray Iyo Baaqa Ay Udireen Madaxwayne Biixi.

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhameedka beesha sacad muuse oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa soo dhaweeyay go,aankii ay gudida beelaha habarjeclo kazoo saareen muranka doorashooyinka dalka ka taagan.

Sidoo kale madaxdhaqameedka beesha uu kazoo jeedo madaxwayne bixi ayaa soo dhaweeyay go,aankan oo ay sheegeen in uu xal unoqon karo khilaafka doorashooyinka ee dalka ka taagan iyagoo madaxwayne biixina ugu baaqay in uu aqbalo go,aamada ay gudidaasi soo saareen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version