|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Beesha Sacad Muuse Oo Ka Hadlay Go,aankii Gudida Habar jeclo Soo Saaray Iyo Baaqa Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
August 28, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxdhameedka beesha sacad muuse oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa soo dhaweeyay go,aankii ay gudida beelaha habarjeclo kazoo saareen muranka doorashooyinka dalka ka taagan. Sidoo kale madaxdhaqameedka beesha uu kazoo jeedo madaxwayne bixi ayaa soo dhaweeyay go,aankan oo ay sheegeen in uu xal unoqon karo khilaafka doorashooyinka ee dalka ka taagan iyagoo madaxwayne biixina ugu baaqay in uu aqbalo go,aamada ay gudidaasi soo saareen HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Nuxurka Wafti Balaadhan Oo Ka Scda Dalka Maraykanka Oo Kulan La Yeeshay Shir Gudoonka Golaha W... Bandhigga Buugga The SNM Liberation Struggle (1981 - 1993) Ee Uu Qoray Boobe Yuusuf Ducaale Oo Caawa... Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Amar Adag Ku Soo Rogay Gaadiidka Turuska Leh oo khatar ba,an ku haya b... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|