WAJAALE NEWS

Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Burco Oo War Kasoo Saaray Dhexdhexaadin Ay Ka Dhex Wadeen Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beesha habarjeclo ooh ore ushaaciyay in ay dhex dhexaadin ka galayaan khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan ee udhexeeya xisbiga mucaaridka iyo xukuumada madaxwayne biixi kaasi oo sobobay in jabhado galaan buurta gacan libaax

Ergadan madaxdhaqameedka habarjeclo ayaa shaaciyay in ay kolsooni siyeen madaxwayne biixi iyo madaxda xisbiyada mucaaridka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version