|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Burco Oo War Kasoo Saaray Dhexdhexaadin Ay Ka Dhex Wadeen Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Jsl.
August 19, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beesha habarjeclo ooh ore ushaaciyay in ay dhex dhexaadin ka galayaan khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan ee udhexeeya xisbiga mucaaridka iyo xukuumada madaxwayne biixi kaasi oo sobobay in jabhado galaan buurta gacan libaax Ergadan madaxdhaqameedka habarjeclo ayaa shaaciyay in ay kolsooni siyeen madaxwayne biixi iyo madaxda xisbiyada mucaaridka Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO: Madaxa Olalaha Xisbiga Waddani Oo Faah faahinka Bixiyay Qaabkii Gabiley Loogu Xidhay Iyo Cid... DAAWO:Dawlada Itoobiya Oo Tahriibayaal Reer Somaliland ah Ku Soo Wareejiyay Maamulka Degmada Togwaja... Ugu yaraan saddex ruux oo ka mid ah taageerayaasha madaxweynihii xilka laga qaaday ayaa lagu dilay d... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|