WAJAALE NEWS

Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Beeniyay In Uu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye!

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa beeniyay in uu ku biiray xisbiga kulmye oo maalintii shalay ilaa maanta laga yeedhinayay magaciisa oo ay sheegeen in uu ku jiro golaha dhexe

Sidoo kale maayar mooge ayaa cadeeyay in uu isagu doortay in uu bulshada ushaqeeyo islamarkaana aanu jirin warkaa xisbiga kulmiye ku celceliyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version