Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Beeniyay In Uu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Beeniyay In Uu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye!
August 21, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa beeniyay in uu ku biiray xisbiga kulmye oo maalintii shalay ilaa maanta laga yeedhinayay magaciisa oo ay sheegeen in uu ku jiro golaha dhexe

Sidoo kale maayar mooge ayaa cadeeyay in uu isagu doortay in uu bulshada ushaqeeyo islamarkaana aanu jirin warkaa xisbiga kulmiye ku celceliyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS