HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka kaah maxamuud xaashi ayaa shaaciyay in ururkoogu aqbalay go,aamadii gudida beelaha habar jeclo kazoo saareen khilaafka doorashooyinka dalka
Sidoo kale siyaasi maxamuud xaashi ayaa dhaliilo culus ujeediyay madaxwayne biixi iyo xukuumadiisa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;