HARGAYSA(W,N)-Wasaarada gaadiidka iyo jidadka Somaliland ayaa ka hadashay cabashada ururka gaadiidlayda towfiiq oo xukuumadu ka xidh xidhay xubno kammid ah islamarkaana sheegay in wasaarada gaadiidka oo ah hada ka hadlaysaa in ay faro galin ku hayso
Agaasimaha guud ee wasaarada oo ah masuulka lagu eedeeyaynay in uu xadhiga iyo faro galin ku hayo ururka gaadiidlayda ee tawfiiq ayaa ka jawaabay arimahaasi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;