WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Sheegay In Burbur Balaadhin Soo Gaadhay Laascanood Iyo Cida Leh Masuuliyadeeda.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Yaasiin Xiir Faratoon oo ka hadlay munaasibad loogu qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay dagaal ka socda magaalada laascanood iyo khasaaraha soo gaadhay

Sidoo kale gudoomiye faratoon ayaa baaq culus udiray shacabka gobolka sool oo uu ugu baaqay in ay kusoo noqdaan Somaliland islamarkaana aanay jirin cid neceb.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version