WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Oo Magaalada Burco Kulan Kula Yeeshay Waxgaradka Beeshiisa.

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee xisbiga kulmiye ahna wasiirka arimaha gudaha somaliland maxamed kaahin axmed ayaa kulan magaalada burco kula qaatay waxgaradka iyo haldoorka beeshiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wasiir Maxamed Kaahin  oo Magaalada  Burco kulan kula qaatay Waxgarad iyo Salaadiin

Exit mobile version