WAJAALE NEWS

Gudida Beelaha Garxajis Oo Aqbalay Go,aankii Ay Soo Saareen Gudida Beelaha Bariga Burco

HARGAYSA(W,N)-Gudida beelaha garxajis oo ay weheliyaan ganacsatada beeshoodu ayaa sheegay in ay aqbaleen qodobadii khilaafka dalka ay kasoo saareen gudida beelaha habarjeclo oo hore iyagu isku xil qaamay xalinta khilaafka doorashooyinka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version