WAJAALE NEWS

Dagaal Ciidanka Somaliland Iyo Jabhada Buurta Gacan Libaax Ku Dhexmaray Deegaanka Goda Yar Iyo Wararka Laga Helayo

HARGAYSA(W,N)-Dagaal ayaa maanta deegaanka goda yar ku dhexmaray ciidanka somaliland iyo jabhada buurta gacan libaax kaasi oo sida warar laga helayo ay sheegayaan uu ka dhashay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba ah

Majirto war rasmi ah oo kasoo baxay dagaalkan iyo khasaraha ka dhashay oo ay sheegeen xukuumada iyo jabhada gacan libaaxba.

 

Exit mobile version