Dagaal Ciidanka Somaliland Iyo Jabhada Buurta Gacan Libaax Ku Dhexmaray Deegaanka Goda Yar Iyo Wararka Laga Helayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dagaal Ciidanka Somaliland Iyo Jabhada Buurta Gacan Libaax Ku Dhexmaray Deegaanka Goda Yar Iyo Wararka Laga Helayo
August 11, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dagaal ayaa maanta deegaanka goda yar ku dhexmaray ciidanka somaliland iyo jabhada buurta gacan libaax kaasi oo sida warar laga helayo ay sheegayaan uu ka dhashay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba ah

Majirto war rasmi ah oo kasoo baxay dagaalkan iyo khasaraha ka dhashay oo ay sheegeen xukuumada iyo jabhada gacan libaaxba.

 

COMMENTS
LINKS