LAASCANOOD(W,N)-Ciidamo tiro badan oo kazoo goostay shacabka la qalday ee reer sool iyo kooxaha huwanta ee ka dagaalamaya ayaa waxaa soo dhaweeyay ciidamada qaranka somaloiland eek u sugan gobolka sool kuwaasi oo sheegay in ay usoo noqdeen qarankoogii iyagoo ka waramay xaqiiqada kooxahan Somaliland la dagaalamaya ee iskugu yimid laascanood.