WAJAALE NEWS

Xisbiga Kulmiye Oo Taageeray Go,aankii kazoo Baxay Komishanka Doorashooyinka Ee Shaacinta Wakhtiga Doorashada Ururada Iyo Ta Madaxwaynaha.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga kulmiye ahna wasiirka arimaha gudaha ayaa ka hadlay mawqifka xisbigooga ee go,aankii ay komishanka doorashooyinku ku shaaciyay wakhtiga ay qabsoomayaan doorashada ururada iyo ta madaxwaynaha

Sidoo kale wasirka arimaha gudaha ayaa sheegay in cidii diidan go,aanka komishanku ay tahay qaran dumis.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version