HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa soo dahweeyay qaraarkii maxkamada sare kazoo saartay dalabkii uga yimid komishanka doorashooyinka isagoo sheegay in ay xisbi ahaan diyaar uyihiin doorasho kasta oo la qabto.
Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Ka Hadlay Mawqifkooga Qaraarkii Kasoo Baxay Maxkamada Sare Ee Jsl.
