MUQDISHO(W,N)-Golaha shacabka somaliya ayaa kulan deg deg oo ay sheegeen kalsoonidii kale noqday xukuumada raysal wasaare khayre taasi oo ay ku eedeeyay in ay ku fashilan gudashada xilkii loo igmaday.
Mooshinka kalsooni kala noqoshada xukuumada khayre ayaa aha mid si hoose loo soo abaabulay taasi oo la sheegay in ay daba ka riixayeen madaxwaye farmaajo iyo wiilka maamula somaliya ugu awooda badan ee fahad yaasiin
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;