WAJAALE NEWS

Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Jabhada Buurta Gacan Libaax+Baaqa Ay Udireen Xukuumada!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha wakiilada Somaliland oo maanta warbaahinta ayaa sheegay in ay ka shaqaynayaa sidii xaalada dalka loogu ilaalin lahaa nabadgalyada isagoo ka hadlay jabhada cusub ee dhawaan sheegtay in galeen buurta gacan libaax ku waasi oo kazoo horjeeda xukuumada

Dhanka kale xildhibaanada ayaa xukuumada ugu baaqay in xaalada ka taagan gacan libaax lagu dhameeyo wada hadal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version