GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdiraxmaan nuur abokor iyo xildhibaan Eng Maxamed dayib Cabdilaahi oo katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa maanta kormeer kutagay dhisamaha wadada isku xidhaysa gabiley iyo caada isagoo ka warbixiyay halka ay marayso.
Dhanka kale xildhibaanada ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu ku dhaliilay xildhibaan ay ku golaha yihiin.