Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Gabiley Iyo Caada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Gabiley Iyo Caada.
July 28, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdiraxmaan nuur abokor iyo xildhibaan Eng Maxamed dayib Cabdilaahi oo katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa maanta kormeer kutagay dhisamaha wadada isku xidhaysa gabiley iyo caada isagoo ka warbixiyay halka ay marayso.

Dhanka kale xildhibaanada ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu ku dhaliilay xildhibaan ay ku golaha yihiin.

COMMENTS
LINKS