WAJAALE NEWS

Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane Oo Utanaasulay Cali Xaamud Jibriil.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somailand ee laga soo doorto gobolk awdal ayaa hankiisii gudoomiyaha golaha wakiilada uga tanaasulay gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada oo hada utartamaya gudoomiyaha islamarkaana ay isku deegaan yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version