WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Xafiiskooda Ku Qaabiley wafti Uu Hogaaminayo Safiirka Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen!

Komishaka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Safiirka Midowga Yurub Amb. Karin Johansson. Labada dhinaca ayaa ka wada hadalay arrimaha  diyaar-garowga doorashada mudaysan 13 Nov 2024.

Exit mobile version