WAJAALE NEWS

Xildhibaan Jamaal Oo Isna Weerar Gacan Ka Hadal Ah Loogu Gaystay Magaalada Hargaysa Iyo Xildhibaano Ka Hadlay Cida Loo Hayo Falkaasi!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Jamaal Aadan Diiriye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka maroodi jeex ayaa weerar gacan ka hadal ah loogu gaystay magaalada hargaysa xili uu marayay wadada hor marta madaxtooyada taasi oo loo gaystay dhaawacyo

Dhanka kale Xildhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa ka hadlay falkan weerarka ah ee loo gaysaty xildhibaan Jamaal diiriye kuwaasi oo sheegay in la hayo qaarkamid ah dadkii weerarka kusoo qaaday xildhibaan Jamaal iyagoo ku baaqay in sharciga la horkeeno cida falkaasi ka danbaysay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version