|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Jamaal Oo Isna Weerar Gacan Ka Hadal Ah Loogu Gaystay Magaalada Hargaysa Iyo Xildhibaano Ka Hadlay Cida Loo Hayo Falkaasi!
July 17, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Jamaal Aadan Diiriye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka maroodi jeex ayaa weerar gacan ka hadal ah loogu gaystay magaalada hargaysa xili uu marayay wadada hor marta madaxtooyada taasi oo loo gaystay dhaawacyo Dhanka kale Xildhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa ka hadlay falkan weerarka ah ee loo gaysaty xildhibaan Jamaal diiriye kuwaasi oo sheegay in la hayo qaarkamid ah dadkii weerarka kusoo qaaday xildhibaan Jamaal iyagoo ku baaqay in sharciga la horkeeno cida falkaasi ka danbaysay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweynaha South Sudan Salva Kiir oo Qaramada Midoobay ku eedeeyay inay taageeraan fallaagada ka s... Daawo-Masuuliyiinta Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Oo Kulan Ka Yeeshay Qodob Kor Loogu Qaadayo Bil... Xildhibaanada Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida Jsl Oo Fasax Galay Xili Ay Horyaalaan xeer Xasaasi A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|