WAJAALE NEWS

“Warshadii Kabista & Xeradii Gantaalaha, Dantii Guud Intii Hadhay, Waa La Xaraashayaa..” Xil, Yaasiin Cumar Yare.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare Oo Katirsan Mudanayaasha golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa sheegay in la xaraashayo dhulkii danta guud gaar ahaan warshadii kabista iyo xeradii ciidanka milatariga ee gantaalaha isagoo qoraal uu kaga hadlayo arintan ku baahiyay barta uu ku leeyahay facebookga wuxuna udhignaa sidan;

“Warshadii kabista & xeradii gantaalaha” Dantii guud Intii hadhay waa la xaraashayaa lkn  maalin kale ayaa iman. Maxaa dawladnimada lagu ciyaaray.

Ummad dhan oo khiyaali ku nool Baynu Nahay, Ragbaa Ku Tijaaraya Hantidii Ummadan Indheheena Oo 5 Ah”

#hadalyar #hawlbadan.

QORE;Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare.

Exit mobile version