WAJAALE NEWS

Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Xaalada Murugsan Ee Somaliland, Sheegayna In Talo Xumadii Muuse Biixi Iyo Saleebaan Gaal Sobobtay!

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali maxamed Yuusuf Cali Guray oo kamid ah haldoorka Somaliland ee badi ka hadla xaalada dalka ayaa si qotodheer uga hadlay xaalada Somaliland marayso khilaafka doorashooyinka iyo jabhada cusub ee buurta gacan libaax fuushay

Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa madaxwayne bixi iyo gudoomiyaha guurtida jsl saleebaan ku eedeeyay in ay talo xumadoodii keentay in maanta Somaliland qarka usaaran tahay in ay burburto

Dhanka kale siyaasi cali ayaa fariin udiray xisbiyada mucaaridka iyo beesha garxajis

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version