|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Xaalada Murugsan Ee Somaliland, Sheegayna In Talo Xumadii Muuse Biixi Iyo Saleebaan Gaal Sobobtay!
July 29, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali maxamed Yuusuf Cali Guray oo kamid ah haldoorka Somaliland ee badi ka hadla xaalada dalka ayaa si qotodheer uga hadlay xaalada Somaliland marayso khilaafka doorashooyinka iyo jabhada cusub ee buurta gacan libaax fuushay Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa madaxwayne bixi iyo gudoomiyaha guurtida jsl saleebaan ku eedeeyay in ay talo xumadoodii keentay in maanta Somaliland qarka usaaran tahay in ay burburto Dhanka kale siyaasi cali ayaa fariin udiray xisbiyada mucaaridka iyo beesha garxajis HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xubnaha Mudan ee Xaqsoor ee Kuwo kale ay kaga yimaadeen Gafafku, Waxa Aan Ka Siinayaa Xaal??Guddoomi... "Saaxiibkey, Xildhibaan Cali Malable Waxaan Leeyahay; Hadii Aanad Adigu Ogaal Ulaheyn, Ciddi Codka K... Shiinaha Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Dagaalka Udhexeeya Falastiin Iyo Israel +Baaqa Uu Udiray Labada Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|