WAJAALE NEWS

Muj Cabdikariim Cali Buux Oo Ka Waramay Taariikhda Muj Maxamed Cali Iyo Deegaanadii Uu Halganka Ka Bilaabay!

HARGAYSA(W,N)-Mujaahid Cabdikariim Cali Buux oo kamid ahaa jabhadii Afraad ee ay ka bilaabantay halgankii dib loogu xoreeyay kana unkantay SNM Ayaa ka hadlay taariikhdii muj maxamed cali oo isagu ahaa sarkaalkii ugu horeeyey ee utaga afraad kana bilaabay halganka deegaanada xuduudka teedsan ee geedka maxamed cali, wadada godka iyo geed balaadhan oo ay wada joogeen muj cabdkariim.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version