HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed koonfurta somaliya uga yimid xal uhelida dagaalka laascanood dadaalano ugu jiray sidii ay isku soo horfadhiisan lahaayeen madaxda Somaliland iyo garaarada gobolka sool dhawaan la kulmay madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta dib uu laabtay magaalada muqdisho ooo ay hore uga soo kicitimeen
Madaxdhaqameedka Somaliland oo uuu horkacayo suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa madaarka caasimada hargaysa kusii sabootiyay madaxdhaqameedkan.