HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdikariim maxamed oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa shacabka Somaliland asxaabta iyo xukuumada ugu baaqay in loo midoobo iib gaynta qarannimada somalilad iyo dadaalada ka socda caalamka ee lagu raadinayo aqoonsiga jsl
Sidoo kale xildhibaan cabdikariim ayaa soo jeediyay in danta qaranka laga horaysiiyo waxkasta
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;