HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo waxgaradka koonfurta magaalada hargaysa ayaa ka haday xaalada dalka iyo muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan.
Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa fariimo kala duwan udiray xukuumada Somaliland, xisbiyada mucaaridka iyo dhalinyaro jabhada ee gashay buurta gacan libaax.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;