WAJAALE NEWS

Cali Xaamud Oo Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Musharaxnimo Ee Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl, Fartana Ku Fiiqay Xildhibaanada Reer Awdal Ee Xagal Daaciyay!

HARGAYSA(W,N)-Cali xamud jibriil Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada oo utartamayay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland oo doorashadiisa ay ka hadhsan tahay saacado ayaa goordhawayd shaaciyay in uu ka tanaasulay munsraxnimadii gudoomiyaha golaha wakiilada kadib markii xildhibaano reer awdal ahi xagal daaciyeen hankiisii iyo fursadii ay beelaha reer Somaliland siiyeen reer awdal

HALKAN KA DAAWO MUUQAAALKA WARKAN;

Exit mobile version