|
|||||
WAJAALE NEWS
Cali Xaamud Oo Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Musharaxnimo Ee Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl, Fartana Ku Fiiqay Xildhibaanada Reer Awdal Ee Xagal Daaciyay!
July 22, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Cali xamud jibriil Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada oo utartamayay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland oo doorashadiisa ay ka hadhsan tahay saacado ayaa goordhawayd shaaciyay in uu ka tanaasulay munsraxnimadii gudoomiyaha golaha wakiilada kadib markii xildhibaano reer awdal ahi xagal daaciyeen hankiisii iyo fursadii ay beelaha reer Somaliland siiyeen reer awdal HALKAN KA DAAWO MUUQAAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweyne Silaanyo Oo Komishanka Doorashooyinka U Laqimay In uu Kala Dirayo Hadii ay Sameeyaan Mud... Halkan Ka Daawo- Wasiirkii Hore Maaliyada C/Casiis Samaale Iyo Xassan Gadhweyn oo Tilmaamy Sifooyink... Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Sheegtay Hoos Udhac Ku Yimid Faafida Covid19, Xili Lagu Jiro Isku Soo B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|