WAJAALE NEWS

Cali Xaamud Oo Gudbiyay CVgiisa Musharaxnimo Ee Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ,Kana Hadlay Rajada Uu Ka Qabo In Uu Ku Guulaysto.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada cali xaamud ayaa saaka gudbiyay CVgiisa musharaxnimo ee gudoomiyaha golaha wakiilada oo lafilayo in uu dhaco maalinta bari ah.

Sidoo kale gudoomiye cali xaamud ayaa ka hadlay rajada uu qabo in uu ku guulaysan karo gudoomiyaha golaha iyo katagistiisa gudoomiye kuxigeenkii labaad ee golaha.

Exit mobile version