WAJAALE NEWS

Xildhibaan Axmed Ini Oo Shaaciyay In Uu Tartamayo Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed cabdi muuse (axmed ini) oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay iscasilaadii gudoomiyaha golaha cabdirasaaq khaliif iyo loolanka loogu jirto buuxinta gudoomiyaha

Sidoo kale xildhibaan axmed ini ayaa shaaciyay in uu usharaxan yahay shir gudoonka golaha wakiilada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version