WAJAALE NEWS

Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Kulan La Yeeshay Ilaaliyayaasha Imtixaanka Iyo Arimaha ay Kula Dardaarmeen.

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xafiiska imtixaanaadka qaranka ayaa kulan la yeeshay ilaaliyayaasha amaba gudoomiyayaasha goobaha imtixaanaadka qaranka ee dalka oo dhan

Kulankan ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka daa,uud axmed faarax iyo gudoomiye kuxigeenka xafiiska xasan kuwaasi oo ilaaliyayaasha iyo gudoomiyayaasha imtixaanaadka ardayda ufadhiisanaysa kula dardaarmay in ay kor uqaadaan sida ay u ilaaliyaan ardayda iyo waxyaabaha ka madnuuca ah.\\

Dhanka kale Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa dardaaran culus udiray ardayda u fadhiisanaysa imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad iyo afraad ee dugsiyada sare.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version