WAJAALE NEWS

Wasiirka Maalgashiga Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Kaadh Qaadashadu Ka Socoto Ee Gobolka Awdal.

BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada maalgashiga somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta kormeer kusoo maray goobaha ay ka socoto qaadashada kaadhka codbixinta ee gobolka awdal halkaasi oo uu ugu kuurgalayay habsami usocodka kaadh qaadashadu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version