Wasiirka Maalgashiga Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Kaadh Qaadashadu Ka Socoto Ee Gobolka Awdal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maalgashiga Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Kaadh Qaadashadu Ka Socoto Ee Gobolka Awdal.
June 3, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada maalgashiga somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta kormeer kusoo maray goobaha ay ka socoto qaadashada kaadhka codbixinta ee gobolka awdal halkaasi oo uu ugu kuurgalayay habsami usocodka kaadh qaadashadu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS