WAJAALE NEWS

Shirwaynaha Beelaha Direed Oo La Shaaciyay Halka Lagu Qabanayo Iyo Wakhtiga..!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha guud ee beelaha direen suldaan dhawal oo ay weheliyaan gudida beelaha direed, aqoonyahan iyo waxgaradka kale ayaa shaaciyay wakhtiga la qabanayo shirwaynaha 3aad ee beelaha direed kaasi oo lagu qaban doono magaalada burco

Dhanka kale gudoomiyaha beelaha direed ayaa magacaabay gudida qaban qaabada shirwaynaha beelaha direed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version