Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa maanta horkeentay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex eedda rasmiga ah ee loo haysto wariye Bushaaro Baanday, oo mudo bil iyo dheeraad ah ku xidhan magaalada hargaysa.
Saddex eedood ayaa xeer ilaalintu keentay kuwaas oo la xidhiidha shaqadeeda Suxufinimo.
Sidoo kale afar wariye oo kale oo aan Somaliland joogin ayaa kula jira eedda.
Cabdirisaaq Yuusuf Cali (Teera)
Maxamed Yusuf Bakayle
Cabdisalaan Germani
Axmed Saki Ibraahim.