|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Maanta La Horkeenay Eedaha Loo Haysto Wariye Bushaaro Baaday.
June 20, 2023 - Written by Editor:Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa maanta horkeentay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex eedda rasmiga ah ee loo haysto wariye Bushaaro Baanday, oo mudo bil iyo dheeraad ah ku xidhan magaalada hargaysa. Saddex eedood ayaa xeer ilaalintu keentay kuwaas oo la xidhiidha shaqadeeda Suxufinimo. Sidoo kale afar wariye oo kale oo aan Somaliland joogin ayaa kula jira eedda. Cabdirisaaq Yuusuf Cali (Teera) Maxamed Yusuf Bakayle Cabdisalaan Germani Axmed Saki Ibraahim.
Related posts:Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Colaad Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Dararwayne Ee Gobolka San... Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Oo Kormeer Ku Soo Maray Deegaano Hoos yimaada Gobolada Togdheer Iyo B... Wasiirka Waxbarashada Oo Shahaadooyin Guddoonsiisay In Ka Badan Afar Boqol Oo Arday Oo Ah Ardaydii U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|