WAJAALE NEWS

Mahdi Maxamed Guuleed Oo Ka Xog-waramay Dhacdooyin Xasaasi Ahaa Oo Ku Xeernaa Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Farmaajo Ee Adis Ababa.

“Muuse Waa Shakhsi, Marka Ay Xaajadu Ku Adag Tahay, Dadka Telefoonka Ka Rida, Oo Shucuurta Somalinimada Iyo Walaaltinimada Xadhigaa Uga Garaaci Jiray Madaxwayne Farmaajo, Marka Ay Xaajadu Iskugu Toosan Tahayna, Afka Taaga Oo Kibra”Mahdi Guuleed.

MUQDISHO(W,N)-Raysal-wasaare kuxigeenkii hore ee somaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waraysi lala yeesheen arimo xasaasiya oo la xidhiidha somaliland kulankii adis ababa ee madaxwayne biixi iyo farmaajo

Sidoo kale mahdi guuleed ayaa si qotodheer uga hadlay xaalada somaliland ku sugan tahay iyo hogaan xumada madaxwayne biixi

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

Exit mobile version