BURCO(W,N)-Maayarkii hore ee magaalada burco maxamed muraad ayaa si kulul uga hadlay dagaal markale maanta ka dhex qarxay laba beelood oo wada dega gobolka togdheer islamarkaana sobobay khasaare dhisamo ah
Sidoo kale e maayar muraad ayaa dhaliilay qaabkii loo dhexgalay labadan beelood isagoo ku baaqay in talaabo adag laga qaado islamarkaana xoog wax lagaga qabto
Dhanka kale ex maayar muraad ayaa madaxdhaqameedka habarjeclo ugu baaqay in ay doorkooga ka ciraayaan nabadaynta labadan beelood xukuumaduna iska joogto.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAN WARKAN;