WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Kaadh Qaadashada Gobolka Togdheer.

BURCO(W,N)-Komishanka Doroshoyinka Qaranka JSL ayaa maanta magalada Burco ku qabtay munaasibada balaadhan oo lagu daahfurayey Kaadh-Qaybinta Codbixiyaasha Gobolka Togdheer.

Qaadashada kaadhka codbixinta ayaa si rasmiya uga bilaabmi doonta guud ahaan degaanada Gobolka Togdheer maalinta Isniita ee ay bishu tahay 12.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version