WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Oo Mudo Dheeraada Ku Daray Wakhtiga Kaadh Qaadasha Ee Gobolka Togdheer.

BURCO(W,N)-Komishanka doorashooyinka somaliland ayaa soo gabo gabeeyay wakhtigii hore ee kaadh qaadashada codbixiyayaasha ee gobolka togdheer.

Sidoo kale komishanka doorashooyinka aya mudo 7cisho ah ku daray wakhtiga la qaadanayo kaadhka codbixiyayaasha ee gobolka tog dheer..

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version