WAJAALE NEWS

“Darood Ilaa Kenya, Itoobiya, Xamar, Koonfurta Somaliya Wuxuu La Degan Yahay Qabiilida Kale Ee Somaliyeed, Meelwalba Danahooga Iyo Siyaasadooda Ayay Kula Nool Yihiin, Inagana Waxaad Moodaa In Lagu Tashaday, Sidii Layskaga Keen Horkeeni Lahaa, Isaaq Iyo Somaliland”Xil. Faratoon.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siyaasi Yaasiin Xiir Faratoon oo kamid ah mudanayaasha laga soo doortay gobolka sool ayaa siqotodheer uga hadlay colaada ka taagan gobolkiisa iyo dagaalka la galiyay beeshiisa taasi oo uu sheegay in debada lagaga keenay islamarkaana la doonayo sidii colaad look ala dhex dhigi lahaa dhulbahante iyo isaaq iyo Somaliland Xili uu ka hadlayay munaasibad soo dhawayn ah oo hargaysa loogu sameeyay Raage garaad Cabdiqani.

Sidoo kale xildhibaan faratoon ayaa sheegay in beesha daarood guud ahaan dhulka somalida ay wada degan yihiin qabiilada kale ee soomaliyeed midkastana ay kula nool yihiin danahooga iyo siyaasadooda balse iyagu lagu soo duulay

Dhanka kale xildhibaan faratoon ayaa sheegay in ay galiyaan sidii nabad nooga dhalin lahaa gobolka sool garaaradada ugu baaqay in ay miiska soo fadhiistaan si looga wada hadlo tabashada beeshoodu ka qabto Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version