HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Warfaafinta ee xisbiga Ucid Yuusuf kayse ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay jabisay dastuurkii dalka islamarkaana ay ka jawaabi kari wayday hadaladii jees jeeska ku ahaa qarannimada Somaliland ee kazoo yeedhay madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud.